Yeremyaah 46:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Boqorka magiciisu yahay Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Noloshaydaan ku dhaartaye. Sida xaqiiqada ah isagu wuxuu u iman doonaa sida Taaboor oo buuraha ku dhex taal, iyo sida Karmel oo badda u dhow.

Yeremyaah 46

Yeremyaah 46:14-20