Yeremyaah 45:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Adigu waxaad tidhi, Anigaa iska hoogay haatan, waayo, Rabbigu xanuunkaygii murug buu iigu sii daray. Taahiddaydii, waan la daalay, oo innaba nasasho ma aan helin.

Yeremyaah 45

Yeremyaah 45:1-4