Yeremyaah 44:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidaas daraaddeed ayaa cadhadaydii iyo xanaaqaygiiba waxay ku soo dheceen oo ay ku ololeen magaalooyinkii dalka Yahuudah iyo jidadkii Yeruusaalemba, oo iyana haatan waa cidla iyo baabba' siday maantadan tahay.

Yeremyaah 44

Yeremyaah 44:1-12