Yeremyaah 44:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habase ahaatee nebiyadii addoommadayda ahaa oo dhan ayaan idiin soo diray, anigoo goor wanaagsan diraya, oo waxaan idhi, Ha samaynina waxan karaahiyada ah oo aan nebcahay.

Yeremyaah 44

Yeremyaah 44:1-11