Yeremyaah 44:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxaa calaamad idiin noqon doonta inaan meeshan idinku ciqaabi doona, si aad ku ogaataan in erayadaydu ay xaqiiqa ahaan idiinku rumoobi doonaan inaan masiibo idinku dejin doono.

Yeremyaah 44

Yeremyaah 44:19-30