Yeremyaah 44:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eega, iyagaan fiirinayaa inaan masiibo ku dejiyo, wanaagse u keeni maayo, oo dadka Yahuudah oo dalka Masar jooga oo dhan waxay ku wada baabbi'i doonaan seef iyo abaar, ilaa ay kulligood wada dhammaadaan.

Yeremyaah 44

Yeremyaah 44:25-28