Yeremyaah 44:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba Yeremyaah wuxuu dadkii oo dhan iyo naagihii oo dhan ku yidhi, Dadka Yahuudah oo dalka Masar jooga oo dhammow, bal erayga Rabbiga maqla.

Yeremyaah 44

Yeremyaah 44:18-30