Yeremyaah 44:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kanu waa eraygii Yeremyaah u yimid oo ku saabsanaa Yuhuuddii dalka Masar degganayd, kuwaasoo degganaa Migdol, iyo Taxfanxees, iyo Nof, iyo dalka Fatroos, oo wuxuu ku yidhi,

Yeremyaah 44

Yeremyaah 44:1-11