Yeremyaah 43:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse dadkii Yahuudah ee hadhay oo dhan oo ka soo noqday quruumihii loo kala kaxaystay oo dhan si ay dalkii Yahuudah u degganaadaan waxaa kexeeyey Yooxaanaan ina Qaaree'ax iyo saraakiisha ciidammada oo dhan.

Yeremyaah 43

Yeremyaah 43:2-11