Yeremyaah 42:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

markaas seefta aad ka cabsanaysaan ayaa dalka Masar idinku gaadhi doonta, oo abaarta aad ka baqaysaan ayaa dalka Masar idinku heli doonta, oo halkaasaad ku dhiman doontaan.

Yeremyaah 42

Yeremyaah 42:13-20