Yeremyaah 4:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxaa maalintaas noqon doona in boqorka qalbigiisa iyo amiirrada qalbigooduba ay kharribmaan, oo wadaaddaduna way yaabi doonaan, oo nebiyaduna way fajici doonaan.

Yeremyaah 4

Yeremyaah 4:2-18