Yeremyaah 4:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yeruusaalemay, qalbigaaga xumaanta ka maydh, si aad u badbaaddo aawadeed. Ilaa goormay fikirradaada sharka ahu kugu sii dhex jirayaan?

Yeremyaah 4

Yeremyaah 4:11-17