Yeremyaah 4:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Dadka Israa'iilow, haddaad soo noqotaan, waa inaad xaggayga u soo noqotaan, oo haddaad karaahiyadiinna hortayda ka fogaysaanna innaba laydin dhaqdhaqaajin maayo.

Yeremyaah 4

Yeremyaah 4:1-8