Yeremyaah 39:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, hubaal waan ku badbaadin doonaa, oo innaba seef kuma aad dhiman doontid, laakiinse naftaadu waxay kuu ahaan doontaa sida booli oo kale, maxaa yeelay, waad isku kay hallaysay, ayaa Rabbigu leeyahay.

Yeremyaah 39

Yeremyaah 39:10-18