Yeremyaah 39:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

waxay u soo cid direen Yeremyaah, oo intay barxaddii waardiyayaasha ka soo bixiyeen ayay u dhiibeen Gedalyaah ina Ahiiqaam oo ahaa ina Shaafaan inuu gurigiisa u kaxeeyo, markaasuu dadka dhexdiisa joogay.

Yeremyaah 39

Yeremyaah 39:13-16