Yeremyaah 39:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidqiyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah sannaddiisii sagaalaad, bisheedii tobnaad ayay Nebukadresar oo ahaa boqorkii Baabuloon iyo ciidankiisii oo dhammu Yeruusaalem ku keceen, wayna hareereeyeen,

Yeremyaah 39

Yeremyaah 39:1-7