Yeremyaah 38:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Cebedmeleg oo ahaa reer Itoobiya oo ahaa bohon guriga boqorka joogay, markuu maqlay inay Yeremyaah godkii ku dhex rideen, iyadoo boqorkii uu iridda Benyaamiin fadhiyo,

Yeremyaah 38

Yeremyaah 38:4-16