Yeremyaah 38:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Boqor Sidqiyaah yidhi, Bal eega, isagu gacantiinnuu ku jiraa, waayo, boqorku innaba ma aha mid wax idinka gees ah samayn kara.

Yeremyaah 38

Yeremyaah 38:1-11