Yeremyaah 38:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay amiirradii oo dhammu Yeremyaah u yimaadeen oo wax bay weyddiiyeen, oo isna wuxuu u wada sheegay erayadii boqorku ku amray oo dhan. Markaasay lahadliddiisii iska daayeen, waayo, xaalkaas ciduna ma maqlin.

Yeremyaah 38

Yeremyaah 38:24-28