Yeremyaah 38:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay naagahaaga oo dhan iyo carruurtaadaba reer Kaldayiin u bixin doonaan, oo adiguna gacantooda sina ugama baxsan doontid, laakiinse waxaa ku qabsan doonta gacanta boqorka Baabuloon, oo magaaladanna dab baa lagu gubi doonaa.

Yeremyaah 38

Yeremyaah 38:17-27