Yeremyaah 38:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiinse haddaadan amiirrada boqorka Baabuloon u bixin, markaas magaaladan waxaa lagu ridi doonaa gacanta reer Kaldayiin, oo dab bay ku gubi doonaan, adiguna gacantooda kama baxsan doontid.

Yeremyaah 38

Yeremyaah 38:17-21