Yeremyaah 38:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaas Yeremyaah wuxuu Sidqiyaah ku yidhi, Haddaan kuu sheego, hubaal miyaadan i dili doonin? Oo haddaan kula taliyona innaba ima maqli doontid.

Yeremyaah 38

Yeremyaah 38:7-19