Yeremyaah 38:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii wuxuu amray Cebedmeleg oo reer Itoobiya ahaa, isagoo ku leh, Halkan soddon nin ka kaxayso oo Nebi Yeremyaah godka ka soo bixi intuusan dhiman.

Yeremyaah 38

Yeremyaah 38:6-20