Yeremyaah 37:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba boqorow, sayidkaygiiyow, bal baryadayda maqal, oo waan ku baryayaaye baryootankayga xaggaaga ha laga aqbalo, oo gurigii karraaniga Yoonaataan ha igu celin, waaba intaasoo aan halkaas ku dhintaaye.

Yeremyaah 37

Yeremyaah 37:16-21