Yeremyaah 37:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba Yeremyaah wuxuu Boqor Sidqiyaah ku yidhi, Bal maxaan adiga, amase addoommadaada, amase dadkan u dhimay, oo aad ii xabbisteen?

Yeremyaah 37

Yeremyaah 37:8-21