Yeremyaah 36:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaas boqorkii wuxuu Yeraxme'eel ina Hammeleg, iyo Seraayaah ina Casrii'eel, iyo Shelemyaah ina Cabdeel ku amray inay karraanigii Baaruug iyo Nebi Yeremyaahba soo qabtaan, laakiinse Rabbigaa qariyey.

Yeremyaah 36

Yeremyaah 36:17-32