Yeremyaah 36:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba waxay ahayd bishii sagaalaad, oo boqorkuna wuxuu fadhiyey gurigii qabowga laga geli jiray, oo hortiisana waxaa yiil dab girgire ku dhex ololaya.

Yeremyaah 36

Yeremyaah 36:12-32