Yeremyaah 36:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay boqorkii oo barxaddiisa jooga u galeen, kitaabkii duudduubnaase waxay dhigeen qolladdii Eliishaamaac oo karraanigii ahaa, oo erayadii oo dhanna boqorkay u sheegeen.

Yeremyaah 36

Yeremyaah 36:19-21