Yeremyaah 36:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markay erayadii oo dhan maqleen ayay baqeen oo midkoodba kii kaluu fiiriyey, oo waxay Baaruug ku yidhaahdeen, Sida xaqiiqada ah erayadan oo dhan boqorka waannu u sheegi doonnaa.

Yeremyaah 36

Yeremyaah 36:15-25