Yeremyaah 34:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

waxaan kulligood ku wada ridi doonaa gacanta cadaawayaashooda, iyo gacanta kuwa naftooda doondoonaya, oo meydkooduna wuxuu cunto u noqon doonaa haadka samada iyo dugaagga dhulka.

Yeremyaah 34

Yeremyaah 34:16-22