Yeremyaah 34:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Idinkuse haatan waad soo noqoteen, oo wax qumman ayaad hortayda ku samayseen markii ninkiin kastaaba uu deriskiisa xorriyad ugu dhawaaqay, oo axdi baad hortayda ku gasheen idinkoo gurigii laygu magacaabay jooga.

Yeremyaah 34

Yeremyaah 34:10-22