Yeremyaah 34:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Anigu axdi baan awowayaashiin la dhigtay maalintii aan iyaga dalkii Masar iyo gurigii addoonsiga ka soo bixiyey, oo waxaan ku idhi,

Yeremyaah 34

Yeremyaah 34:7-16