Yeremyaah 33:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal ogaada, anigu waxaan iyada u keeni doonaa caafimaad iyo fayoobi, waanan bogsiin doonaa, oo waxaan iyaga u muujin doonaa nabad iyo run badan.

Yeremyaah 33

Yeremyaah 33:1-9