Yeremyaah 33:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Miyaadan ka fikirayn waxa dadkanu ku hadleen iyagoo leh, Labadii qolo ee uu Rabbigu doortayba wuu xooray? Oo saasay dadkayga u quudhsadaan si ayan iyagu mar dambe hortooda quruun ugu ahaan.

Yeremyaah 33

Yeremyaah 33:16-26