Yeremyaah 32:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaan iibsaday ina-adeerkay Xanameel beertiisii Canaatood ku tiil, oo isagaan lacagtii u miisaamay taasoo ahayd toddoba iyo toban sheqel oo lacag ah.

Yeremyaah 32

Yeremyaah 32:1-16