Yeremyaah 32:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eeg, waxaa kuu iman doona ina-adeerkaa Xanameel ina Shalluum, oo wuxuu kugu odhan doonaa, Beertayda Canaatood ku taal iga iibso, waayo, adigaa furashada xaq u leh inaad iga iibsatid.

Yeremyaah 32

Yeremyaah 32:6-9