Yeremyaah 32:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo isna Sidqiyaah ayuu u kaxaysan doonaa Baabuloon oo halkaasuu joogi doonaa ilaa aan isaga soo booqdo, ayaa Rabbigu leeyahay; oo in kastoo aad reer Kaldayiin la dirirtaan innaba ma liibaani doontaan?

Yeremyaah 32

Yeremyaah 32:1-15