Yeremyaah 32:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan iyaga siin doonaa qalbi qudha iyo jid qudha, si ay weligoodba iiga cabsadaan, waana inay iyaga iyo carruurtooda ka dambaysaba wanaag helaan.

Yeremyaah 32

Yeremyaah 32:37-44