Yeremyaah 32:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sayidow, Rabbiyow, waxaad igu tidhi, Beerta lacag ku iibso, oo markhaatiyaal u yeedh, waayo, magaalada waxaa lagu riday gacanta reer Kaldayiin.

Yeremyaah 32

Yeremyaah 32:22-27