Yeremyaah 32:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa ciidankii boqorka Baabuloon Yeruusaalem hareereeyeen. Oo Nebi Yeremyaahna wuxuu ku xidhnaa barxaddii xabsigii ku dhex yiil gurigii boqorka dalka Yahuudah.

Yeremyaah 32

Yeremyaah 32:1-5