Yeremyaah 32:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kumanyaal baad u naxariisataa, oo xumaantii aabbayaashu sameeyaanna waxaad abaalmarin ugu soo celisaa laabta carruurtooda iyaga ka dambaysa. Magacaagu waa Ilaaha xoogga badan ee weyn, iyo Rabbiga ciidammada.

Yeremyaah 32

Yeremyaah 32:12-19