Yeremyaah 32:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Qaad warqadahan heshiiska waxiibsashada, midda shaabadaysan, iyo tan furanba, oo waxaad ku dhex riddaa jalxad dhooba ah, si ay wakhti dheer u sii raagaan.

Yeremyaah 32

Yeremyaah 32:5-24