Yeremyaah 31:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, waxaa iman doona wakhti aan dalka Israa'iil iyo dalka Yahuudahba ku dhex beeri doono abuur dad iyo duunyoba.

Yeremyaah 31

Yeremyaah 31:24-32