Yeremyaah 31:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Hubaal markaan soo noqday ayaan toobadkeenay, oo markii lay waaniyeyna bowdadaan dharbaaxay, oo waan ceeboobay, oo xataa waan sharafjabay, waayo, waxaan weli sitay ceebtii yaraantayda.

Yeremyaah 31

Yeremyaah 31:12-26