Yeremyaah 30:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Hoogay wakhtigaasu waa wakhti weyn, oo ma jiro mid isaga la mid ahu, waana wakhtigii dhibkii dadka Yacquub, laakiinse waa laga badbaadin doonaa dhibkaas.

Yeremyaah 30

Yeremyaah 30:5-10