Yeremyaah 30:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo innaba mid dacwadaada kuu qaada lama arko in nabarkaaga la duubo, oo dawo wax bogsiisana ma aad haysatid.

Yeremyaah 30

Yeremyaah 30:8-14