Yeremyaah 3:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyadu markay waxyaalahaas oo dhan samaysay dabadeed ayaan waxaan is-idhi, Way ii soo noqon doontaa, laakiinse iyadu sooma noqon. Oo walaasheedii boqortooyadii Yahuudah oo sirreyda ahaydna waxaas way aragtay.

Yeremyaah 3

Yeremyaah 3:1-8