Yeremyaah 3:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Miyuu weligiisba sii cadhaysnaan doonaa? Oo miyuu cadhadiisa ilaa ugudambaysta sii haysanayaa? Bal eeg, waxaad ku hadashay oo samaysay waxyaalo shar ah in alla intii aad kartayba.

Yeremyaah 3

Yeremyaah 3:3-15