Yeremyaah 3:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Cod baa ka yeedhaya meelaha dhaadheer dushooda, waana oohin iyo baryootankii dadka Israa'iil, waayo, jidkooday qalloociyeen, oo waxay iska illoobeen Rabbigii Ilaahooda ahaa.

Yeremyaah 3

Yeremyaah 3:17-24