Yeremyaah 3:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Carruurtii dib u noqotayay, soo noqda, waayo, waxaan ahay Sayidkiinnii, oo midkiin waxaan kala soo bixi doonaa magaalo, labana waxaan kaloo soo bixi doonaa qolo, oo waxaan idin keeni doonaa Siyoon, ayaa Rabbigu leeyahay.

Yeremyaah 3

Yeremyaah 3:11-21